Press "Enter" to skip to content

Biden oo aan dabcin doonin cunaqabateynta saaran Iran

Madaxweynaha Maraykanka, Joe Biden, ayaa sheegay in aanu cunaqabateynta dhaqaale ka qaadi doonin Iran, haddii aanay fulin qodobada heshiiskii nukliyeerka ee la saxiixay 2015.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: