Press "Enter" to skip to content

Bellerin, Henderson & Milner Oo Ku Maadeystay Weeraryahanka Tottenham Harry Kane – Sheegashadii Goolka Eriksen Ayaa Lagu Heystaa.

Qof walba wuxuu hadal hayaa Harry Kane kaas oo sheegtay inuu taabtay gool markii hore loo diiwaangaliyay Christian Eriksen ciyaar ay 2-1 kaga badiyeen Stoke City, durba waxaa soo baxaya maadeysi iyo sheekooyin qosol leh oo ay sameynayaan ciyaartoyda qaar. Jordan Henderson ayaa bilaabay inuu ku maadeysto saaxiibkiisa qaranka England intii uu ku guda jiray […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/bellerin-henderson-milner-oo-ku-maadeystay-weeraryahanka-tottenham-harry-kane-sheegashadii-goolka-eriksen-ayaa-lagu-heystaa/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: