Press "Enter" to skip to content

Beledweyne: Wariyeyaal loo Tababaray Tebinta Xuquuqda Aadanaha

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa 24 suxufi loogu Giray tababar ay ku baranayeen tabinta wararka la xiriira xuquuqda aadanaha. Fahamka suxufiyiinta ee xuquuqda aadanaha ayaa qeyb muhiim ah ka qaadan kara horumarinta xaaladda xuquuqda aadanaha ee Soomaaliya. 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: