Press "Enter" to skip to content

Beledweyne: Dad daadku qaaday oo la baadi goobayo

Magaalada Beledweyne waxaa wali la baadi goobayaa dad ku maqan gaari Cagafcaf oo kula rogmaday magaalada Baledweyne, meel ay biyaha daadka si xoowli ah ay uga jareen laamiga isku xira ,agaalada iyo halka ay dadka u barakaceen ee deegaanka Ceel Jaale.

Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4373834.html

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: