Press "Enter" to skip to content

Beesha Caalamka oo farriin u dirtay madaxda ku shireysa Muqdisho

Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay inay u arkaan shir-madaxeedka soo socda ee Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada ee ka dhacaya magaalada Muqdisho in uu yahay fursad muhiim ah oo ay waajib tahay in aan la lumin.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: