Press "Enter" to skip to content

Beesha caalamka oo baaq cusub u dirtay madaxda Soomaalida

Saaxiibada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa sheegay in soo dhoweynayaan shirweynaha Dowladda Federaaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada ee maanta kusoo idlaaday magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu saxiixay heshiis hoggaaminaya in dalka doorasho looga qabto 60 maalmood gudahood.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: