Waxaa wali taagan ismariwaaga la xiriira hannaanka doorashada Soomaaliya, xilli uu waqtiguna aad usoo dhawaanayo, laakiin garabyada mucaaradka ayaa u arka beesha caalamka in ay tahay rajada kaliya ee xal lagu heli karo.

Beesha caalamka ma waxay noqotay maxkamadda dastuuriga ah ee Soomaaliya?
More from DhammaanMore posts in Dhammaan »
Be First to Comment