Press "Enter" to skip to content

Bayern Munich Oo Guul Soo Laabasho Ah Ka Soo Gaadhay Sevilla Iyo Bavaria Oo Iyaduna Soo Gabagaysay Rekoodhkii Guuldarada Sevilla Ee Kooxaha Ree Germany.

Bayern Munich ayaa guul muhiim ah ka soo gaadhay kooxda Sevilla iyada oo Bavaria iska reebtay rekoodhkii xumaa ee ay ka haysatay kooxaha ree Spain. Kooxda Sevilla ayaa 11 kulan kadib guuldaro garoonkeeda kagala kulantay koox ree Germany ah waxayna Bayern Munich guushan ku soo gaadhay 2-1 iyada oo ka soo kabsatay gool looga hormaray. […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/bayern-munich-oo-guul-soo-laabasho-ah-ka-soo-gaadhay-sevilla-iyo-bavaria-oo-iyaduna-soo-gabagaysay-rekoodhkii-guuldarada-sevilla-ee-kooxaha-ree-germany/

Author: Malin News

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: