Press "Enter" to skip to content

Baydhabo: Shirkii Guddiga Farsamo oo Isniintii Furmay

Ra’iisal Wasaaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhinaca muuqaalka kaga qeyb qalay shir shalay galab magaalada Baydhabo uga furmay guddiga farsamo oo qaban qaabinaya kulan qaran oo laga yeesho doorashada Somalia

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: