Press "Enter" to skip to content

Barcelona oo barbardhac gashay & horyaalka Spain oo xiiso yeeshay

Weeraryahan Jonathan Calleri ayaa gool ku laad oo uu u dhaliyey kooxdiisa Las Palmas daqiiqadii 48-aad, wuxuu barbardhac kaga dhigay ciyaar xiiso laheyd oo xalay kooxda Barcelona ku doonaysay inay ku sii dheerayso hogaanka horyaalka Spain ee La Liga.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/cayaaraha-43271365

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: