Press "Enter" to skip to content

Baraawe: Qarax Ka Dhacay Garoon Kubadeed oo Dhimasho Sababay

Wararka ka imaanaya magaalada Barawe ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ugu yaraan afar dhalinyaro ah ay ku dhinteen dhowr kalena ay ku dhaawacmeen qarax maanta halkaasi ka dhacay.

Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4344119.html

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: