Press "Enter" to skip to content

Bandhigga VOA: Sanad-guuradii 20-aad ee September 11

Bishii September 11-keedii sanadkii 2001-dii, muddo haatan 20 sano ay ku buuxameyso maalinta Sabtida ah ee soo socota, waxay aheyd maalin wax weyn ka bedeshay dunida Islaamka iyo siyaasadihii reer galbeedka.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: