Press "Enter" to skip to content

Bandhigga Usbuuca Injineerka oo ka furmay magaalada Muqdisho

Axad, April, 22, 2018 (HOL) – Wuxuu ahaa muuqaal qurux badna oo dhalinyaro Soomaaliyeed ay ku soo bandhigeen aqoontooda la xiriirta Tkinolojiyada kaddib Bandhigga (Usbuuca Injineerka) oo ka furmay magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Kambaska Dr. Shahiid ee Jaamacadda Benadir oo ku yaalla deegaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta22-155488.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: