Press "Enter" to skip to content

Baarlamaanka Puntland oo ka horyimid muddo kordhinta goleyaasha DF

Wararka ka imanaya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in baarlamaanka Puntland ay maanta u codeeyeen diidmada tallaabadii aqalka hoose ee baarlamaanka federaalku uu muddo kordhinta ugu sameeyey laamaha dawladda federaalka. 

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: