Press "Enter" to skip to content

Baarlamaanka Denmark oo ansixiyay sharci lagu masaafurinayo dadka magangalyo-doonka ah

Baarlamaanka waddanka Denmark ayaa ansixiyey sharci waaxda socdaalka u oggolaanaya in ay u mustaafurin karto dadka magangelyo-doonka ee ku sugan dalkooda, kuwaas oo ka yimid waddamada ka baxsan Yurub.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: