Hogaamiyaha sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa maanta oo Axad ah sheegay in Mareykanka ay tahay in uu qaado dhammaan cunaqabateynta hadii Washington ay dooneyso in Tehran in ay ka laabato talaabooyinkeeda Nuclear-ka.

Ayatollah Ali Khamenei oo shuruud ku xiray qorshaha Mareykanka
More from DibaddaMore posts in Dibadda »
Be First to Comment