Mid ka mida musharaxiinta madaxtinimada Turkiga ayaa Khamiistii ku dhawaaqay inuu ka hadhay tartanka doorashada, iyada oo loo badinayo in tallaabadani ay si weyn u…
Maxkamadda sare ee Pakistan ayaa ku dhawaaqday in xarigga ra'iisal wasaarihii hore Imran Khan uu yahay "mid sharci darro ah", waxaana go'aan ka soo baxay…
Ololaha doorashada madaxtinimada iyo baarlamaanka ee dalka Turkiga ayaa haatan maraya maalmihii ugu dambeeyey, ayada oo doorashadu ay dhaceyso 14-ka May. Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha xilka ka dageysa ee Finland Sanna Marin iyo seygeeda saddexda sano Markus Raikkonen ayaa saxiixay warqadaha furriinka, sida ay Arbacadii ku sheegeen Instagram.…
Xoghayaha Amniga gudaha ee Maraykanka Alejandro Mayorkas ayaa arbacadii ballanqaaday in "inta badan" kumanaanka muhaajiriinta ah ee doonaya inay maalmaha soo socda ka soo galaan…
Wafdi ka socda dalka sudan oo u hogaaminayo ergeyga gaar ah ee madaxweynaa golaha ku meel gaadhka ah ee dalka sudan Dafallah al-haji cali ayaa…
Mid ka mid ah injineerrada shirkadda Twitter ee ay xifaaltamaan shirkadda facebook ee whatsapp iska leh ee dhawaan loo baxshay Meta ayaa bartiisa Twitterka soo…