Khamiis, April, 05, 2018 (HOL)–Wasaaradda Arrimaha Gudaha dalka Australia ayaa waxa ay sheegtay wadamada Soomaaliya, Suudaanta Koonfureed iyo Iran in ay ka saartay Liiska waddamada ka faa’ideysan kara mashruuca Bani’aadamnimo ee dadka soo galootiga ah ee ay dib u dejinta u sameeyaan.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta5-155295.htm
Be First to Comment