Press "Enter" to skip to content

Atletico Madrid oo baacsanaysa Barcelona

Xiddiga Faransiiska u dhashay Antoine Griezmann ayaa afar gool uu dhaliyey wuxuu ku kabay sadexley uu dhamaadkii todobaadka dhaliyey iyadoo kooxdiisa Atletico Madrid ay karbaash ku dhufatay kooxda Leganes, tani oo ka dhigan guushii sideedaad oo xiriir ah oo ay ka gaarto horyaalka Spain ee La Liga.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43241150

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: