Press "Enter" to skip to content

Arsene Wenger Oo Eedda Ah In Ay Xalay Badin Waayaan Saaray Roosihii Laga Qaatay Atletico Madrid

Arsene Wenger waxa uu sheegay in Roosihii laga qaatay Atletico Madrid bilowga ciyaartii xalay ay ka xaglisay Arsenal iyada oo dishay isku habsami u socodkii dheesha. Gunners iyada ayaa gacanta sare lahayd ciyaarta kaddib markii kulanka laga saaray Sime Vrsaljko    daqiiqaddii 9-aad, fursado tiro badan kaddib Alexandre Lacazette ayaa daqiiqaddii 60-aad shabaqa u soo taabtay. […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/arsene-wenger-oo-eedda-ah-in-ay-xalay-badin-waayaan-saaray-roosihii-laga-qaatay-atletico-madrid/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: