Isniin, Maarso, 26, 2018 (HOL)-Bandhig dhaqameed ay soo qabanqaabiyeen ururka ardeyda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga ayaa lagu qabtay magaalada Ankara, ayadoo ardeydu ay soo bandhigeen qaar kamid ah waxyaalaha ay hidaha iyo dhaqanka u leedahay Soomaalida.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta26-155177.htm
Be First to Comment