Press "Enter" to skip to content

Aragtida shacabka ee doorashada ka socota Jowhar

Magaalada Jowhar ee caasimadda maamul goboleedka HirShabeelle waxaa maalintii labaad lagu qabanayaa doorashada qaar ka mid ah xubnaha Aqalka Sare ugu jira maamulkaas.

Maalintii shalayna waxaa baarlamaanka maamulkaas ay doorteen saddex ka tirsan siddeeda xubnood ee ka mid noqonaya Aqalka Sare.

Haddaba dareenka dadka Jowhar ee doorashada socota ayaa weriyahayaga Xuseen Xasan Dhaqane uu weydiiyey qaar ka mid ah dadweynaha magaaladaas, waraysigiina waxa uu u dhacay sidan.

 

 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: