Press "Enter" to skip to content

Aqalka sare oo mar kale baaq ka soo saaray khilaafka Golaha Shacabka

Axad, Maarso, 25, 2018 (HOL) – Guddiga Aqalka Sare oo maanta soo saaray Baaqoodii labaad ee xalinta khilaafka ka dhex taagan Golaha Shacabka ayaa shaaca ka qaaday in ay lama huraan tahay in la qabto codeynta mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta25-155169.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:

Compare

%d bloggers like this: