Press "Enter" to skip to content

Aqalka sare oo ku kala aragti duwan doodda xeerkii Golaha shacabka uu ka soo saaray shirkadda DP World

Arbaco, Maarso, 14, 2018 (HOL) –Xildhibaannada Aqalka sare ayaa lagu waramayaa in ugu danbeyntii ay kula tageen kulan muddo dheer qaatey oo looga dooddayay go’aanka Aqalka sare uu ka qaadanayo Xeerkii maalin ka hor xildhibaannada Golaha shacabka isku raaceen ee ka dhanka ahaa shirkadda DP World.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta14-155033.htm

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: