Press "Enter" to skip to content

Anwar Gargash : Dowladda Soomaaliya waxaa ay abuureysaa xiisad aan loo baahneyn

Khamiis,, April, 12, 2018 (HOL) – Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta Dr. Anwar Gargash ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay abuurtay xiisad aan loo baaheyn, kaddib markii axadii la soo dhaafay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho lagu qabtay mid ka mid ah diyaaradaha Imaaraadka Carabta oo siday lacago mallaayiin doollar ah.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta12-155370.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: