Press "Enter" to skip to content

Antonio Guterres oo mar kale noqday Xoghayaha Guud ee QM

Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlibiyad leh u doortay Antonio Guterres inuu mar labad noqodo xoghayaha guud Jimcihii, isaga oo shan sano oo kale sii heyn doona hoggaanka golaha ay xubnaha ka yihiin 193 dal xilli dunida ay kala fogeynayaan khilaafaadyo badan.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: