Press "Enter" to skip to content

Antonio Conte Oo Sharraxay Sababta Aan Isaga Lagula Barbardhigi Karin Jose Mourinho & Farqiga U Dhaxeeya Labadooda Waqti Ee Bridge.

Tababare Antonio Conte ayaa aaminsan in Jose Mourinho uu si hawlyar u maray inuu guulo ku hogaamiyo kooxda Stamford Bridge, balse uu isaga dhib ka maray marka lala barbardhigo macalinka reer Portugal. Jose Mourinho ayaa soo xaadiray Stamford Bridge sanadkii 2004 isagoo guul gaaray 72-ka mid ah 100-kiisa kulan ee ugu horeeyay, balse Conte wuxuu […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/antonio-conte-oo-sharraxay-sababta-aan-isaga-lagula-barbardhigi-karin-jose-mourinho-farqiga-u-dhaxeeya-labadooda-waqti-ee-bridge/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: