Barnaamijka Amuuraha Islaamka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xarigii dhowaan loo gaystay ra’iisul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan iyo cawaaqibka siyaasadeed ee uu leeyahay.
Waxaa London kusoo diyaariyey oo soo jeedinaya Cabdixafid Cawil Ismaaciil.
Comments are closed.