Press "Enter" to skip to content

AMISOM oo soo rogtay amar ah in aan gudaha loo galin karin xarunta Xalane

Axad, April,15,2018(HOL)-Ilo xog-ogaal ah ayaa Hiiraan Online u sheegay in howlgalka midowga Africa AMISOM uu soo rogay amar ah in aan gudaha loo galin karin xarunta Xalane oo ah saldhiga ugu weyn ciidamada midowga Africa.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta15-155413.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: