Arbaco, April, 04, 2018 (HOL)–Saraakiil iyo ciidamo ka tirsan kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM oo ku soo baxay xiisada Baarlamaanka ayaa lagu waramayaa in ay xarunta Golaha Shacabka ka kaxeeyeen guddoomiye Jawaari iyo ku-xigeenkiisa labaad.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta4-155288.htm
Be First to Comment