Press "Enter" to skip to content

Amiir Xamza-ha Urdun 'oo xabsi guri la geliyey'

Militariga dalkan Urdun ayaa u sheegay boqorka walaalkiis Amiir Xamza bin Hussein in uu joojiyo ficillada lagu bartilmaameedsanayo “amniga iyo xasiloonida,” taas oo dadka la socda arrintan ay sheegeen in ay la xiriiri karto shirqool lagu qalqal-gelinayo dalka.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: