Press "Enter" to skip to content

Al Shabab oo xalay weerar ka geystay Mudug

Ugu yaraan 8 qof oo saddex ka mid ah rayid ahaayeen ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dhinteen, dagaal xalay Al-Shabab iyo dadka deegaanka ku dhex-maray koofurta gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: