Press "Enter" to skip to content

Al-shabaab oo weeraray saldhig ciidan oo ku yaalla Sh. Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Al-shabaab ay ku qaadeen weerar qarax loo adeegsaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda oo ku yaala deegaanka Biya Cadde

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: