Press "Enter" to skip to content

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Diinsoor

Wararka ka imanaya magaalada Diinsoor ee goblka Bay ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-Shabaab ay xalay weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada dawladda ku leeyihiin halkaas.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: