Press "Enter" to skip to content

Al-shabaab oo qoysas danyar ah ka barakiciyay gobolka Bay

Maamulka degmada Berdaale ee gobolka Bay ayaa sheegay in maleeshiyada Al-shabaab ay tobanaan qoys ka soo barakiciyeen deegaanada hoos yimaada Berdaale, kaddib markii dadka deegaanku ay diideen amarrada Shabaab.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: