Press "Enter" to skip to content

Al-shabaab oo iska fogeeyey dhimashada Ikraan Tahliil

Ehelada Ikraan tahliil, xubno kamid ah Baarlamanka Soomaaliya iyo madaxdii horay usoo maamushay NISA ayaa ka hadlay warkii xalay kasoo baxay sirdoonka Soomaaliya ee ku saabsanaa in Alshabaab ay dileen sargaal hey'addaas ka tirsanaa oo labadii bil ee lasoo dhaafay la weysanaa

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: