Press "Enter" to skip to content

Al-Shabaab ay sheegatay inay dishay mas’uuliyiin ka tirsan Jubaland

Mas’uuliyiinta maamulka Jubada Hoose ayaa sheegay in maleeshiyada Al-Shabaab ay dileen laba ka tirsan odayaasha degaanka Kudhaa ee isla gobolka Jubada Hoose.

Al-Shabab ayaa dhinacooda waxay sheegteen in xubnahan ay dileen ay ahaayeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubaland.

Faafaahinta warkaas waxaa Kismaayo kasoo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.  

 

 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: