Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii ku eedeeyey tobaneeyo taliyeyaal hore oo ciidamada badda ah inay isku dayeen “afgambi siyaasadeed” ayaga oo weeraraya qorshaha uu ku dhisayo marin-biyood isku xira Badda Madow iyo Maditareeniyaanka.

Afgambi cusub oo ka dhan Erdogan miyaa laga qorsheeyey Turkey?
More from DibaddaMore posts in Dibadda »
Be First to Comment