Press "Enter" to skip to content

Afar ruux oo shacab ahaa oo lagu dilay deegaanka Laanta-Buuro ee gobolka Shabeellaha Hoose

Khamiis, Maarso, 22, 2018 (HOL)-Wararka naga soo gaaraya deegaanka Laanta Buuro ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in koox dabley ah halkaa ku dileen Afar ruux oo rayid ah, qaar kalana afduubteen.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta22-155128.htm

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: