Press "Enter" to skip to content

About Malin News

Ku saabsan MalinNews


MalinNews waa warbaahin hab toos ah ku shaqaysa, warbaahintan waxaad si joogto ah ugala socon kartaa wararka dalka gudihiisa ku saabsan iyo warbixinadda caalamka, warbaahinta malinnews waxay kuu balan-qaadaysaa warar xaqiiqo ah oo la hubiyey iyo warbixino faahfaahsan, sidoo kale MalinNews waxaa kala socon kartaa wararka ciyaaraha, arimaha ganacsiga, arimaha bulshadda, shaqooyinka iyo adeegyo kale oo dheeraad ah sida Tukaamaysiga internetka oo shabakadani kuu fududeysay in aad ka dhex bookhan kartid.


MalinNews waa warbaahin u dhisan qaab casri ah oo kuu sahlaaya la socoshadda wararka dalka gudihiisa iyo dibadiisaba, waana shabakad aad si fudud usoo bookhan kartid adigoo ku dhufanaaya linkga www.MalinNews.com ama soo duubanaya Google play app.


Wixii talo iyo soo jeedin ah noogusoo dir ciwaanka shabakadda oo ah malinnewscom@gmail.com
Mahadsanid.

About MalinNews


MalinNews.com is online web media. A broadcast you can keep up-to-date with local news and global news. Malin News promises you verified news and detailed reports, as well as Sports, business, social and other services such job listings, business search and online marketplace.

Malin News is a well designed media that enables you to keep an eye on news both inside and outside of the country, a website that you can easily access by clicking the link at www.MalinNews.com, and send us submissions and suggestions at malinnewscom@gmail.com

Please download our Google play app today!

Thank you

War cusub: