Press "Enter" to skip to content

Abiy Ahmed oo maanta loo dhaarinayo ra’iisal wasaaraha cusub ee Itoobiya

Isniin, April, 02, 2018 (HOL)–Baarlamaanka Itoobiya ayaa lagu wada in uu maanta si rasmi ah u meelmariyo ra’iisal wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya oo loo dhaarin doono in uu noqdo Abiy Ahmed oo dhawaan loo doortay guddoomiyaha Xsibiga tallada dalkaasi haya ee EPRDF.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta2-155262.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: