Press "Enter" to skip to content

Abaarta ku dhufatay gobollo ka mid ah Soomaaliya oo kasii dareysa

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay toddobaadkii hore in abaartu saamaysay 80% Soomaaliya, iyadoo intaas ku dartay in abaarta ka jirta Soomaaliya ay kasii dari doonto labada bilood ee soo socda kadib markii ay yaraadeen roobabkii sannadkan.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: