Press "Enter" to skip to content

Aamina Cilmi Fariid oo Sheegtay in ay Niyadjab Kala Kulantay Doorashadii Somaliland ee ay Ka Qayb Gashay.

Doorashadii golaha wakiillada ee 31-kii May ka dhacday Somaliland ayaa waxaa ka qayb galay dumar ay tiradoodu ahayd 18, kuwaasoo midna aanay ka soo bixin 82-kii kursi ee ay ku tartameen musharraxiintii xisbiyada.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: