Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dilkii gudaha magaalada Baydhabo shalay loogu geystay laba carruur ah oo walaalo ahaa. Aabaha dhalay carruurta ayaa ku tilmaamay in falka lagu dilay carruurtiisa uu ahaa mid abaabulan.

Aabe Aweys: Dilka Carruuteydu Waxa uu Ahaa Mid Abaabulan
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Be First to Comment