Press "Enter" to skip to content

Aabe 5 caruur ku waayey dagaalkii Beledxaawo oo la hadlay VOA

14 qof, oo 10 ka mid ah ay ahaayeen caruur kasoo jeeday saddex qoys oo ehel dhow isu-ahaa, ayaa habeen hore ku geeriyooday madfac ku habsaday guri ay rasaasta kaga gabanayeen oo ay kuwada sugnaayeen, degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: