Press "Enter" to skip to content

70 qof oo ku dhintay weerar ‘gaas loo adeegsaday’ oo Suuriya ka dhacay

Shaqaalaha gurmadka degdega iyo howlwadeennada caafimaadka ayaa sheegaya in ugu yaraan 70 qof ay ku dhinteen weerrar looga shakisan yahay inuu kiimiko ahaa oo lagu qaaday magaalada Douma ee ay fallaagadu ka taliso, ee waddanka Suuriya.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43687666

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: