Press "Enter" to skip to content

33 tahriibayaal ah oo ku geeriyooday marin-biyoodka u dhexeysa Faransiiska iyo Britain

Ilaa iyo inta la ogyahay 33 muhaajiriin ah oo doonayay inay u soo gudbaan Britain ayaa ku dhintay xeebta u dhaxaysa Faransiiska iyo England, kadib markii doon ay la socdeen ay ku degtay waqooyiga xeebta magaalada Calais sidda ay booliiska Faransiisku xaqiijiyeen.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: